- Видео 22
- Просмотров 208 454
Kayd M Cabdalla
Канада
Добавлен 25 окт 2009
QAAR KA MID AH HEESAHII IYO GABAYADII KAYD M CABDALLA
HEESTII ANIISA
Ereyada: Kayd M Cabdalla
Codka : Cabdullaahi Goof
Laxanka: Cawil Kofi
Muusiga: Sidii Cali Winkey
Codka : Cabdullaahi Goof
Laxanka: Cawil Kofi
Muusiga: Sidii Cali Winkey
Просмотров: 107
Видео
WAA TUMA BEESHA GUUSHU RAACDAY ?
Просмотров 1002 месяца назад
" Digrii baa kuwada qaadateen dookh siyaasada e".
CABDI XASAN DIGE: HEESTII AMAL
Просмотров 5 тыс.7 лет назад
HEES HAMBALYO AH AROOSKII DR. MAXAMED CABDI XAASHI IYO AMAAL DIIRIYE. EREYADA HEESTA : KAYD M. CABDALLA CODKA IYO LAXANKA: CABDI XASAN DIGE
GABAY KU SAABSAN DUMARKA
Просмотров 5 тыс.8 лет назад
GABAY KU SAABSAN DUMARKA IYO SUUGAANTA SIIBA GABAYGA OO RAGGU U QAATEEN IN AANAY DUMARKU SI FIICAN U TIRIN KARIN GABAYADOODA LOO QIIMAYN SIDA KUWA RAGGU TIRIYEY.
GABAY KU SAABSAN QURBA JOOGTA SIYAASIGA SHEEGATA EE DALKII KU NOQDAY.
Просмотров 3,9 тыс.9 лет назад
Waxa uu gabaygu ku saabsan yahay qurba joogta jinsiyadaha kale haysta ee dawladda ka tirsan, shaqadiina ka qaaday dhallintii dugsiyada ka soo baxday iyo kuwii aan dalka ka dhoofin ee xaqa ku lahaa ayaga oo qurbaha xaasaskii kaga tegey haddii beri dhibaato dalka ka dhacdo amma ay ka sameeyaan ka soo cararaya oo halkii ay hore ugu qaxeen ku soo noqonaya.
CABDI XASAN DIGE (BASHAR LAYGA JEEXAAY)
Просмотров 15 тыс.9 лет назад
HEESTII LOO TIRIYEY MUUNISA, EREYADII KAYD M. CABDALLA, LAXANKII IYO CODKII CABDI H.DIGE,MUUSIGGII C/W CANTAR NAAJI.
ABUUR QAALIYAAD TAHAY ( Xaawa J. Cabdi)
Просмотров 2,7 тыс.10 лет назад
Xaawa Jaamac Cabdi Indhaha waa ka naafo laakiin Ilaahay waxa uu u xoojiyay dareemayaasha kale oo dhan oo weliba waa abnaad Suugaanta tirisa.
HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN.
Просмотров 4,4 тыс.11 лет назад
WAA MAANSO AAN KA SOO QAADAY IN AY TIRINAYSO GABADH KU TIRSANAYD BEELAHA LA TAKOORO (GABOOYE) MARKII DAMBANA NOQOTAY BEELAHA WAX HAYB SOOCO. WAXA AY TILMAAMAYSA DHIBAATADA HAYBSOOCA AYADA OO MARKII AY AJI NOQOTAY WAXBA ISKA BEDDELIN NOLOSHEEDA HADDII AY TAHAY DHIIG, DHAQAN DIIR IYO DIINTOONA. BAL AAN DHEGEYSANNO SHEEKADEEDA.
GABAY : BARAHA (MACALLINKA)
Просмотров 15 тыс.11 лет назад
GABAY KU SAABSAN BARAHA IYO BARASHADA AQOONTA
HIBO MAXAMED IYO HADDII HOOBALKII GABAY
Просмотров 3,2 тыс.11 лет назад
HIBO MAXAMED IYO HADDII HOOBALKII GABAY
CABDI XASAN DIGE: HA I DIIDIN: EREYADII KAYD M. CABDALLA
Просмотров 93 тыс.11 лет назад
CABDI XASAN DIGE: HA I DIIDIN: EREYADII KAYD M. CABDALLA
CODKII XALIIMO SHARIIF : HEESTII HAYAAN: EREYADA KAYD M. CABDALLA
Просмотров 7 тыс.11 лет назад
CODKII XALIIMO SHARIIF : HEESTII HAYAAN: EREYADA KAYD M. CABDALLA
HIIL GABOOYE 1991 GABAYGII UGU HORREEYEY EE KA HADLA HAYBSOOCA
Просмотров 5 тыс.12 лет назад
HIIL GABOOYE 1991 GABAYGII UGU HORREEYEY EE KA HADLA HAYBSOOCA
GABAY: HOGGAAN BEELEED CALANKIISU DHACAY IYO SOOMAALIDA
Просмотров 3,3 тыс.12 лет назад
GABAY: HOGGAAN BEELEED CALANKIISU DHACAY IYO SOOMAALIDA
GABAY SOMALI (DHIRBAAXO) KAYD M. CABDALLA
Просмотров 12 тыс.15 лет назад
GABAY SOMALI (DHIRBAAXO) KAYD M. CABDALLA
Cajiib Thanks Abwaan.
Waa Caynkaas Weliba Kuwa Ugu Darani Waa Kuwa Siyaasadda Dalka Kala Wareegay Khibrad & Aqoon La,aan.
Ka waran Haddii aad 2023 isleedahay, heesta gartay e gabadhu maxay meesha ka qabanysaa yacnii sawirkeeda loosoo raaciyey😂
Waaayo waayo gaaalkacyo cadey
M.a
WAXAN FARIIN AAN U DIRAYO 1XUSEN CAYDIID 2 CABDI QAYDIID 3 ROOBLE IN AAD BIXISAAN MAGDHOW 30.OOO BURBURINTA SARTEYNA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MAXAMED FARAX WAA SIDA SHARCIGA QABP
DAAHIR CALASOW ARAGTEEY YAAB ARAGTEEY A.M.SALIM CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFAARADA USA AMERIKA SHINGAANI MUQDISHOOW
@@abdulqadirs4452MUDO KA BADAN SANO AYAAN KU RIYOIDEY DAAHIR IN NAAG DILI DOONTO WAAN U SHREGAY NAAGAHA KA DIKTOONO
YAAB IYO YAAB SOOMAALIYEY WAXAAN LA YAABSANAHAY NAAG 5 CARUUR LEH IDKU HEEDTAN HAANI KAMAAL CABDUL IYI NINKII HIRE AM.SALIM SOOMAALIYEY XAAL KA GAARA LABA ISKU HERDTAN HAANI GIBIL CAD IYO FAR DHRER
AM.SALIM SHINGAANI
Ax yaa xasuus Igu qaali ah
l kk
Wllee gabay xasuus igu leh
Mahadnaq iyo salaan dhegeysiga habboon. Kayd Maxamed
Addunyada waa dabeyl dugsina waa laga helaa
Daratole
Maasha allaah abwaan kayd m cabdalla
Mahadsanid sxb
wayo wayo
M.a
Ok
Cajiiip
M.a
M,a
Aduunyo! Heestaan waxa ay ku jirtaa al-bumkii ugu horreeyay iiguna dambeeyay intii aan studio tago soo duubto. Gaalkacyo, 2005, aduunyo. 17 jir ayaan ahaa.
waxa aan heesta ugu talagalay in ay wiil iyo gabadhi wada qaadaan laakiin hadda waxa aan maqallaa dige qaybtiisii oo waxa maqan intii inanta. haddii aad ka heshay heesta waad ku mahadsantahay. Kayd.
Mashaa Allah
2005 iyo glkio cadey
Mnzhaaalaha gabay culus allaw ku daa
Manshallh
DIGE maashaa allaah FANKAYGA waan ku faanaa soomaali meel ay joogtaba waan idin jecelahay oo run naga ah
lux bebi
maha waxa qurunka o lehh backasi iyo
fanan wakii hore wale abdi Hasan dige war madhiman e wuka cafimad badan yahay we love fananinti hore
Markan dahaboyo ku iri 😅😅😅 he maxan ka qaba
😢😢 wa leya haeya wuu maqla ma jira😊
5.517 qof daawatay 23 like soomaaliyeey waxyaalaha xunba like waa dhahdaane like buqeylka jojiya
masha allah
Cabdi hsan waa king of voice tolhy ilaahy cimri iyo caafimaad ha ku siiyo our singer forever we will don't forgetn
Masha Allah xafso heestan wadka warbixisay
abwaan kayd salaan iga gaarsii Cabdi Xasan dige adeerkay qaali ah
aad baan kuu soo salaamayaa, waan kaa gaadhsiin
ok abwaane mahad sanid
Abwaane
Mazha allah
Iga dheh
Hadal xikmadeysan
Allah
Mazha
legend abdi hassan dige
Masha allh
Iam viva madhiban god pless you 👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌
Axmad rasta
Axmad rasta
Axmad rasta
Axmad rasta
Rasta muxuu yahay? Cabdi Xasan Dige adiga oo arkaayo xabeeble waxba ha ku falin
Can someone translate this song into English please?
Qof qof ka fiican majiro'
alle ha unaxariisto cabdi xasan dige
Cabdi Xasan Dige weli waa nool yahay waxaanu joogaa magaalada Toronto dalka Kanada.
Hamse Ali cabdi xassn waaa noolyahy waliba waaa dhalinyaro Wali lkn nacariista lagama maarmo
wll muusan dhiman ee wuu nool yahay
naxariistu waa madhaafaan ee allha noowada na xariisto abdi Hasan digena Alla daayo intay nolali jidho
Wuu Nool Yahay
ha idiidin idiin nabsiga waaa laga durgaaye
اللة اكبر
mnzha alllaah
shubka abdi xasen dige axsan fanaan